Sargaal katirsan Ilaalada Madaxtootada Soomaaliya oo galabta lagu dilay Muqdisho

Kooxo biskoolado ku hubeesan ayaa galabta agagaarka Isgooska Sanca ee magaalada Muqdisho waxa ay ku dileen sargaal katirsan ciidanka ilaaliya Madaxtooyada Soomaaliya ee loo yaqaan Koofiyo gaduud. Sida aan wararka ku helnay sargaalka la dilay oo labo Xidigle ahaa ayaa xiliga la dilayay watay mooto nuuca dhug dhugleyda ah, waxaana goobta si deg deg ah … Continue reading Sargaal katirsan Ilaalada Madaxtootada Soomaaliya oo galabta lagu dilay Muqdisho